Nabadoon caan ah oo lagu dilay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan (Sababta)

Maleeshiyo hubeysan ayaa galabta ku dilay Nabadoon caan ah degaanka Dhisiqa oo ka mid ah degaanada hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Geelle Faarax Orey, iyadoo maleeshiyadii ka dambeeyay dalkaasi ay goobta ka baxsadeen sida wararku nagu soo gaarayaan. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegayaan in dilkaas … Continue reading Nabadoon caan ah oo lagu dilay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan (Sababta)